Aragtida qofka

Macluumaadka Qofka
Ka Hadlaya
Person’s legal name:/
Magaca sharciga ah ee qofka:
Date of last update:/
Taariikhdii u dambaysay ee
la cusboonaysiiyay:
Preferred name:/
Magaca la doorbidayo:
Isticmaal meesha bannaan ee ka hoosaysa mawduuc kasta si aad u sharaxaad uga bixiso
waxa hada dhacaya ee la xiriira qofkan noloshiisa. Haddii qofka uusan rabin in uu ka hadlo
macduuc, fadlan fiiro gaar ah sii taasi. Waxaad raadisaa aragtida dadka kale ee uu qofkaasi u
soo tilmaamayo.
Rajooyinka iyo riyooyinka
Hadafka shakhsi ahaaneed, hadafka shaqo, halka uu qofku rabo in uu ku noolaada ama ka
shaqeeyo, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Xiriirka
Sharaxaad ka bixi sida qofkani dadka ula xiriiro, oo ay ka mid tahay sida uu qofku doorbidayo
in uu wax u cabiro iyo sida loola soo xiriirayo iyo sida qofku xiriirka uga sameeyo waxyaabaha
uu rabo, u baahan yahay iyo marka xanuun hayo.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Nolosha hada lagu jiro ee la xiriirta qorshe nololeedka
Halka uu qofku nool yahay iyo cida uu la nool yahay, cida taageerada siisa, qorshaynta
cuntada, wax nadiifinta, daryeelka qof ahaaneed, fursadaha xirfaddo lagaga abuurayo guriga,
hiwaayadaha (hobbies), xayawaanka la korsado, badbaadada, fursadaha gacan siinta
qoyska, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Shaqada horteed iyo/ama shaqada
Raadinta shaqo, horumarinta shaqo ee iskaa loo shaqaysto ama shaqada lacagta laga qaato,
tababarka shaqo, hadafka shaqo, ku qanacsanaanta shaqada, horumarinta xirfadaha shaqo,
qorsheynta hawlgabnimada, badbaadada goobta shaqo, joogtaynta fursadaha ka dhexeeya
shaqada iyo guriga, fursadaha gacan siinta goobta shaqo, walwalka dhaqaale, baahiyaha
Person receiving services:
Page 1 of 6
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)
daryeelka carruurta, la’aanta warqada shaqada lagu raadsado (resume), masaafada loo
socdo shaqada, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Xirfadaha shaqada la xiriira
Kambiyuutarka gacanta lagu shaqeeyo, ka jawaabida telefoonada, waxyaabaha wakhtiyada
gaarka ah la qabto, urrurka, la socodka hawsha, saaxiibtinimada, xirfadaha farsamo ama
kambiyuutarka, etc.
Waxyaabaha la doorbidayo ee shaqada la xiriira
Saacadaha, lacagta la qaadanayo, goobta, iwm.
Haddii qofku doorto in aanu shaqaynin ama aanu raadsan qof, shaqo isku
dhafan:
Sharaxaad ka bixi sababta qofku uu go’aankan u gaaray. Waayo aragnimo shaqo oo
noocee ah ayuu ku salaysnaa go’aankan la gaaray? Qofku ma jiraa walaac uu ka qabo
shaqada? Qofku ma jeclaan lahaa in uu dib u eego go’aankan uu gaaray sannadka soo
socda dhexdiisa?
Fiiri Tilmaamaha la Raacayo ee Wada hadalka Shaqo.
Dugsiga iyo waxbarashada waarta
Waxyaabaha qofkani jeclaan lahaa in uu barto, joogtaynta fursadaha ka dhexeeya shaqada
iyo guriga, sii wadashada waxbarashada, horumarinta shakhsi ahaaneed ama xirfadeed,
helitaanka kala daarashada dugsi, doorbidida qalin jabinta iyo kala doorashada shahaado,
iwm. Waa maxay waxa uu qofkani rabo in uu barto/in ay barato si uu helo/ay u hesho
waxyaabaha isaga/iyada muhiimka u ah?
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Dadweynaha iyo nolosha bulshada
Hawlo madadaalo/wakhti firaaqo ah, hawlaha bulshada, gelitaanka goobaha bulshada, wax
soo gadashada, booqashada saaxiibada iyo qoyska, isku xirka bulshada, naadiyada,
shaqada tabaruca ah, badbaadada, fursadaha lagu abuurayo xirfadaha bulsho, fursadaha
gacan siinta bulshada, iwm.
Person receiving services:
Page 2 of 6
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Khariidada xiriirka dadka ka dhexeeya
Waa kee
Qofku ma rabaa taageero si
uu ilaaliyo xiriiradan ka
dhexeeya dadka? Haddii ay
jawaabtu haa tahay, sidee
ayuu rabaa in uu u sii wado?
Dadka aan jeclahay iyo/ama taageero
Dadka aad raadsado mararka qaarkood
Dadka i dareensiiya jacaylka ay ii
qabaan iyo taageerada
Dadka aan jeclehay in aan wakhti fiican
la qaato
Dadka aan jeclaan lahaa in ay
noloshayda ka mid noqdaan
Dadka taageerada i siiya
Xiriirada dadka ka dhexeeya
Waxyaabaha ku saabsan xiriirada qofkani ka dhexeeya dadka ee jeclaan lahaa in uu wax ka
beddelo, talooyinka
laga helayo dadka kale oo ku saabsan in ay wax ka beddelaan xiriirada jira, intee in le’eg ayay
qaadan doontaa in uu xiriiro dhow noloshiisa yeesho/ay nolosheeda yeelato, iwm
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Daceecadaha dadka aadka u taageera qofkan
Caafimaadka iyo faqo qabka
Ku filnaanshaha taageerada hada jirta, maamulka daawo, baahiyaha aan la buuxin, xiriirada
lala leeyahay xirfadlayaasha caafimaadka, caafimaad qabka jirka, daryeelka ka hortagga,
baaritaannada caafimaad, nafaqada, adeegyada xanaano, daaweynta dhaqdhaqaaqa jirka,
daryeelka ilkaha, qorshaynta daryeelka soo afjarida nolosha, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Dhaqaalaha nolosha
Miisaaniyad dejinta, maareynta lacagta, qorsheynta mustaqbalka, lacagta loo qoondeeyo
baahiyaha gaarka ah, faa’iidooyinka, halista la xiriirta isticmaalida in ka badan waxa la haysto, iwm.
Person receiving services:
Page 3 of 6
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Ilaalinta iyo u doodida
U doodida shakhsi, iska ilaalinta in lagaa faa’iidaysto, ka qayb qaadashada kooxaha iyagu
isku dooda ama hawlaha, wax kala doorashada iyo go’aan qaadashada, waxyaabaha qofka u
gaarka ah, ilaalinta aqoonsiga qofka, iyo wixii taageero ah ee faragelinta ku samaynaya
waxyaabaha gaarka ah, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Tixgelinta dhaqanka
Qoyska, dhaqanka, diinta, halka laga soo jeedo, cibaadaysiga, dabaaldegyada, cuntada,
qorshaynta soo afjarida nolosha, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Doorbidida jinsiyeed iyo/ama xiriirada dhow ee la leeyahay
Waxbarashada, taageerada, qorshaynta qoyska, taageerada qoyska, waxyaalaha gaarka ah,
tixgelinta badbaadada la xiriirta, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Caafimaadka dhimirka
Ku filnaanshaha taageerada hada jira, baahiyaha aan la buuxin, xiriirada lala leeyahay dadka
khibrada u leh caafimaadka dhimirka, jiritaanka khad taageero ama ilo kale, istaraatijiyad wax
ku ool ah, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Caafimaadka hab-dhaqanka
Ku filnaanshaha taageerada hada jirta, baahiyaha aan la buuxin, istaraatijiyad wax ku ool ah,
xiriirada lala leeyahay la taliyayaasha ama dadka kale ee khibradaha leh, iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Person receiving services:
Page 4 of 6
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)
Gaadiidka
Lagu aadayo/lagaga soo noqonayo shaqada, bulshada, dugsiga, noocyada gaadiidka sida
baaskiilka/bushkuleetiga ama wadida baabuurka, barashada sidii si xorta ah taasi looga gudbi
lahaa iwm.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Qalabka la adeegsado (AD) ama tiknoolajiga (AT)
Qalabka la adeegsado (AD) ama tiknoolajiga (AT) waxaa loogu baahan si loo kordhiyo madax
bannaanida qofka, loo gaaro hadafka qofku leeyahay ama loo yareeyo baahida loo qabo
taageerada kale ee kharashku ku baxo. Tilmaamo la raacayo oo wada hadalka ku saabsan
ayaa la helayaa si uu taageero uga geysto raadinta waxyaabaha la kala dooranayo, raadinta
dhaqaale, helida qalab ama tiknoolajiga, iyo si loo bilaabo la socodka iyo dayactirka qalabka
AD/AT ee isla hadaba jira.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Wax ka beddelka deegaanka
Wax ka beddelka deegaanka waxaa loogu baahan yahay si loo kordhiyo madax bannaanida
qofka, loo gaaro hadafka qofku leeyahay ama loo yareeyo baahida loo qabo taageerada kale
ee kharashku ku baxo. Raadinta waxyaabaha la kala dooranayo, raadinta dhaqaale, helida in
wax la cusboonaysiiyo, bilaabida la socodka iyo dayactirka qalabka loogu tala galay in dib u
cusboonaysiinta lagu sameeyo isla hadaba jira.
Aragtida qofka:
Talooyin dheeraad ah
Warqadaha qorshaynta kale ee gaar ahaaneed
Liiska warqadaha kale ee la heli karo sida qorshaha laga maarmaanka u ah hab nololeedka
(ELP), guudmarka waxqabadka (ka socda dugsiga), sharaxaada waxyaalaha la ogaaday,
qorshaha waxbarasho ee shakhsi (IEP, ka socda dugsiga), qorshaha shakhsi ee shaqada
(IPE, ka socda VR).
Dadka gacanta ka geystay
Magaca
Person receiving services:
Page 5 of 6
Cinwaanka/xiriirka ka dhexeeya
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)
Magaca
Cinwaanka/xiriirka ka dhexeeya
Haddii la codsado waxaa la helayaa dukumeentigaa oo ah noocyo kale oo loogu talagalay dadka
naafada ah ama ku qoran luqad aan ahayn af Ingiriiska iyadoo loogu talagalay dadka aan ku
hadlin luqadda af Ingiriiska. Si aad u codsato daabacaadan oo qaab ama luqad kale ah, la xiriir
Xafiiska Adeegyada Naafanimada Koriinka (ODDS) 503-945-5600 ama 711 ee TTY.
Person receiving services:
Page 6 of 6
Date of last update:
SM SDS 4115 (5/16)