Somali

Cabbirka Garashada Hadalka: Soomaali
Intelligibility in Context Scale (ICS): Somali
(McLeod, Harrison, & McCormack, 2012) Waxaa turjubey (Translated by): Omar Osman, B.A.(English), for Australian Multi Lingual Services, Australia, 2012 Magaca cunugga: Taariikhda dhalashada cunugga: Lab/Dheddig: Luqada lagu hadlo: Taariikhda: Da’da cunugga: Qofka foomkaan soo buuxiyey: Xiriirka uu la leeyahay cunugga: Su’aalahaan hoose waxaa loogu talagalay in lagu ogaado imisa ka mid ah hadalka cunuggaaga ay dad kala duwan garan karaan. Fadlan ka fikir habka uu cunuggaaga u hadley bisha la soo dhaafey markii aad su’aal walba ka jawaabeyso. Goobaabin saar hal lambar oo kaliya ee su’aal walba. Mar Badanaa Mar mar Si dhif ah Waligeedba walba
maya
1
1. Adiga miyaad garan kartaa cunuggaaga ? 5 4 3 2 1 2. Xubinada qoyskaaga miyeey garan karaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 3. Dadka aad qaraabo tihiin miyeey garan karaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 4. Saxiibada cunuggaaga miyeey garan karaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 5. Miyeey dadka kale aad taqaano gartaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 6. Macallimiinta cunuggaaga miyeey garan karaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 7. Dadka aadan aqoon2 miyeey garan karaan cunuggaaga? 5 4 3 2 1 /35 /5 ISU‐GAYNTA DHIBICYADA = ISU‐GAYNTA DHIBICYADA OO LA ISKU CEL‐CELIYEY = 1 Kani waxaa loo beddeli karaa hadalka dadka wayn, ayadoo ereyga cunug lagu beddelaayo xaas/nin Ereyga dadka aadan aqoon waxaa loo beddeli karaa qof aan la aqoon 2
Daabacaddaan Cabbirka Garashada Hadalka nuqul ayaad ka samaysan kartaa Intelligibility in Context Scale is licensed under a Creative Commons Attribution‐NonCommercial‐NoDerivs 3.0 Unported License. McLeod, S., Harrison, L. J., & McCormack, J. (2012). The Intelligibility in Context Scale: Validity and reliability of a subjective rating measure. Journal of Speech, Language, and Hearing Research, 55(2), 648‐656. http://jslhr.asha.org/cgi/content/abstract/55/2/648 McLeod, S., Harrison, L. J., & McCormack, J. (2012). Cabbirka Garashada Hadalka: Soomaali [Intelligibility in Context Scale: Somali]. (O. Osman, Trans.). Bathurst, NSW, Australia: Charles Sturt University. Retrieved from http://www.csu.edu.au/research/multilingual‐speech/ics. Published November 2012.