Deeq Lu Quudiyaw Ilmooga Oneida County Ilmo daryeelooyte inta waalidshoo shaqo ama iskool jiraan? Way laka yaabee in xaq in leto in ki soo biirto Barnaamijka Hunguriga Dareelka Ilmooga iyo Dadka Wi wiin ee Gobolka New York (New York State Child and Adult Care Food Program) oo lu quudiyaw ilmooga adi haayto. Hunguriga adiga siyaaso beeso ayaa ki hala korte. Inka badanaan ilaa iyo $ 92 ayaa cunugiiba bil kasta ka hala korte. Barnaamijka bilaash wa. Barnaamijka way liinka magac dareeye Barnaamijka Hunguriga Dareelka Ilmooga iyo Dadka Wi wiin (Child and Adult Care Food Program). Ay beesada hala kore? Ehelka iyo dadka kale oo daryeelaayaan ilmooga inta waalidshoo shaqo ama iskool ki maqayo oo beeso ki siyooyto City-ga ama County-ga ilmooga haayoowsho. Reerkaa ma aha in shati adi in haaysito. Sidee in ablaaygarooyee? In weer urur wakiilidooyi barnaamijkan cuntuda. Way koo kaalmooyayana in barnamijka bilaash ki halo. Barnaamijyada Cuntada ee Beledkaa kuwa Wakiiladooyo Neighborhood Center, Inc (315) 272-2630 Cornell Cooperative Extension of Oneida County (315) 736-3394 Ama in weer Qatka Caafimaad Qab Korooyo (Growing Up Healthy Hotline) 1-800-522-5006. Barnaamijka Cuntada Daryeelka Dadka Wii wiin & Ilmooga (CACFP) waa barnaamij fursida dadk insimo oo maamulaw Waaxda Caafimaadka ee New York (New York Department of Health) WARQADAAN WAY SOO SAAREY FRAC
© Copyright 2026 Paperzz