Maay Maay

Deeq Lu Quudiyaw Ilmooga
Madison County
Ilmo daryeelooyte inta waalidshoo shaqo ama iskool jiraan?
Way laka yaabee in xaq in leto in ki soo biirto Barnaamijka Hunguriga Daryeelka
Dadka wi weyn iyo Ilmooga ee Gobolka New York (New York State Child and Adult
Care Food Program) oo lu quudiyaw ilmooga adi haayto.
Hunguriga adiga siyaaso beeso ayaa ki hala korte.
Inka badanaan ilaa iyo $ 92 ayaa cunugiiba bil kasta ka
hala korte.
Barnaamijka bilaash wa.
Barnaamijka way liinka magac dareeye Barnaamijka Hunguriga Dareelka Ilmooga iyo
Dadka Wi wiin.
Ay beesada hala kore?
Ehelka iyo dadka kale oo daryeelaayaan ilmooga inta waalidshoo shaqo ama iskool ki
maqayo oo beeso ki siyooyto City-ga ama County-ga ilmooga haayoowsho. Reerkaa
ma aha in shati adi in haaysito.
Sidee in ablaaygarooyee?
In weer urur wakiilidooyi barnaamijkan cuntuda.
Way koo kaalmooyayana in barnamijka bilaash ki halo.
Barnaamijyada Cuntada ee Beledkaa kuwa
Wakiiladooyo
Cornell Cooperative Extension
of Oneida County
(315) 736-3394
Child Care Solutions, Inc
(315) 446-1220
Ama in weerQatka Caafimaad Qab Korooyo (Growing Up Healthy Hotline) 1-800-522-5006.
Barnaamijka Hunguriga Daryeelka Dadka wi weyn iyo Ilmooga (CACFP) waa barnaamij fursida dadk insimo oo maamulaw Waaxda Caafimaadka ee New
York (New York Department of Health)
WARQADAAN WAY SOO SAAREY FRAC