WAAXDA CAAFIMAADKA EE GOBOLKA NEW YORK Qaybta Nafaqeynta/Barnaamijka WIC Foomka Oggolaanshaha Haddii aad rabto inaad oggolaato inuu qofkale wakiil kaa noqdo wakhtiyada aad awoodi waydo inaad ka soo qaybgasho balamaha WIC ama soo qaadashada lacagta a cuntada, fadlan calaamadee mid ka mid ah Waalid/Say ama Xaas/Qofka aad wada nooshihiin, Wakiilada ama Qofka badalka ah. Waxaa laguu oggolyahay inaad haysato ilaa laba qof oo wakiil kaa noqda laakiin tani maaha mid daruuri ah. Foomkani ma oggolaado sii daynta diiwaanada WIC. U Gaara Shaqaalaha Xafiiska Oo Kaliya Taariikhda la Xaqiijiyay: Taariikhda Joojinta: Magaca hore ee ka qaybgalaha: Magaca(yada) ka qaybqaataha Lambarka ID-ga Ee Shakhsiga Qaata WIC Wakiilka • waa inuu ahaadaa qof masuul ka ah adeegyada caafimaad oo ka qayb galaha isagoo awooda inuu bixiyo macluumadka ku saabsan dabeecadaha habka wax loo cuno iyo xaalada caafimaad ee qofka ka qaybqaadanaya • wa inuu saxiixi karaa foomamka loo baahan yahay dhamaantood • wakiil ka noqon kara balamaha cusbooneysiinta ee carruurtaada iyo adigu aad leedihiin • wakiil ka noqon kara adiga iyo/ama carruurtaada marka ay leeyihiin balama waxbarashada nafaqeynta • kuu qaadi kara sidoo kalena kuu codsan karo cayrta cuntada Waalid/Sayama Xaas/Qofka aad wada nooshihiin • waxay leeyihiin xuquuq isku mida sida uu dhigayo sharciga barnaamijka WIC iyadoo waalid/Sayama Xaas/Qofka aad wada nooshihiin ka qaybqaadanaya barnaamijku • oggolaan kara Wakiil ama Qof matala • saxiixi kara foomamka loo baahan yahay dhamaantood • wakiil kaa noqon karaan balamahaaga cusbooneysiinayo • wakiil ka noqon kara balamahaaga cusbooneysiinta ee carruurtaada iyo adigu aad leedihiin • wakiil ka noqon kara adiga iyo/ama carruurtaada marka ay leeyihiin balama waxbarashada nafaqada • kuu soo qaadi kara sidoo kalena kuu codsan karo ceyrta cuntada Qofka badalkaaga ah • wakiil kaa noqon kara adiga iyo/ama carruurtaada marka ay leeyihiin balama waxbarashada quudinta • kuu qaadi kara sidoo kalena kuu codsan karo cayrta cuntada Cadaynta Macluumaadka Saxda ah Taariikhda Saxiixa Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Guri # Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Zip Code-ka Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Taariikh/Xarfaha magacyadaada ka bilowdaan Magaca (fadlan daabac) Cinwaanka Magaalada Gobolka Telefanka # Waan ku wargeliyay dadka kor ku xusan ee loo oggol yahay ee waalida/Sayama Xaas/Qofka aad wada nooshihiin, wakiilada ama qofka badalka ah xeerarka iyo sharciyada barnaamijka WIC kaasi oo ay ka mid tahay sida fiican ee loo isticmaali karo cayrta cuntada ee yaala goobta laga qaato. Waxaan fahamsanahay in la ii qabsan karo haddii aan si xun u isticmaalo ama si been abuur ah u qaato barnaamijka WIC sida uu qofku sheegay. Saxiixa ka Qaybqaataha/Waalidka/Mas’uulka (saxiix kaliya marka foomka la buuxiyo ka dib) DOH-141 sm (12/09) Taariikhda
© Copyright 2026 Paperzz