Waa doorasho caafimaadka ku haboon cabitaanka Caanaha ay duxdu ku yar tahay ee adiga iyo qoyskaagu Low fat milk is a healthy choice for you and your family Language: Somali Caanaha oo dhan waxaa laga Caanaha duxdu ku yar tahay helaa: 9 Macadinta Kaalshiyamka iyo waxaa laga helaa: 9 fitamiin D oo xoojiya ilkaha iyo lafaha 9 Nafaqo (Protein) ay ku koraan murqaha 9 Macaadinta Kaalshiyamka, Botaasiyamka iyo magniisiyamka waxa ay isu dheelitiraaan cadaadiska dhiigga ee jirka. 9 9 9 9 In u dhiganta Fitamiinada iyo macdanta kaalshiyamka In u dhiganta oo Nafaqo (protein) Macaadin iyo fitamiino u dhigma Dux (dufan) yar Wax yar oo tamar ah (calories) Naftaada ku quudi, Caano aan dhibaato u geysaneyn wadnahaaga! Sidii aad u qabatimi lahayd caanaha ay duxdu ku yar tahay? 9 Talaabada 1aad: isku dar caano duxdu u dhan tahay iyo kuwa laga yareeyey (2%) dhawr maalmood 9 Talaabada 2aad: isku dar caano duxda laga yareeyey (2%) iyo kuwo aad looga yareeyey duxda (1%) dhawr maalmood 9 Talaabada 3aad: joogteyso caanaha aad loogu yareerey duxda (1%) haddii aad jeclaysato ama isku day kuwo duxda laga miirey (skim). 9 Talaabada 4aaad Waxaa dib loogu noqday ka dib markii ogolaansho laga helay National Dairy Council "Sida uu qabo sharciga dawladda dhexe and hay’adda Beeraha ee Mareykanka waxaa sharci daro ah in qof lagu midab takooro qowmiyadda uu ka soo jeedo, midabkiisa, halka uu asal ahaan ka soo jeedo, jinsigiisa, da’diisa iyo naafanimo uu qabo. Cabashada ku saabsan midabtakoorka waxaad u soo gudbin kartaa iyada oo qoraal ah USDA, Director, Office of Civil Rights, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama soo wac (800) 795-3272 or (202)720-6382 ( TTY). USDA waxa ay adeegga u fidisaa una qorotaa shaqaalaha si aan kala sooc laheyn."
© Copyright 2026 Paperzz