A Guide for Buying Fresh Fruits & Vegetables Handout - Somali (PDF: 195KB/2 pages)

Tilmaamo ku saabsan iibsashada khudaarta iyo Fawaakihada
Adeegso tilmaamahan si aad si haboon uga faa’iideysato
A Guide for Buying Fresh Fruits and Vegetables
Use this buying guide to get the most food with your voucher
Language: Somali
Talaabooyinka aad qaadeyso si aad u adeegsato talo soo jeedinta:
Dooro fawaakihada ama khudaarta lagu sicir gooyey
Miisaanka rodol (pound).
Alaabta aad iibsaneyso saar miisaanka lagu cabiro.
Miisaanka gaarsii rodol ama nuska rodolka ugu dhow.
Ku qiyaas qiimaha alaabta shaxda dhabarka dambe ku taal.
Fiiro gaar ah: Shaxda dhabarka dambe waxa ay ku tusineysaa qiyaas degdeg ah ee alaabta lagu sicir gooyey miisaanka
ay yihiin (pound). Meelaha qarkood waxaa muhiim ah in sicirka ama miisaanka la gaarsiiyo kan ugu dhow ee buuxin kara
lambarka si looga arki karo shaxda
Tusaalaha 1aad:
Mooska uu sicirkiisu yahay $.59/rodolkiiba.; miisaankiisu yahay 1
¾ rodol.
Ka raadi qiimaha rodol ($.59/rodolkiiba) dhinaca bidixda ee shaxda .
Gaarsii miisaanka ilaa 2 rodol dhinaca kore ee shaxda.
Soo raac $.59/rodolkiiba ee safka midigta ilaa aad ka gaarto barta ay ku kulmaan 2
rodol
Miisaanka (2 rodol) qiimahooduna yahay ($.59/rodolkiiba) in ay ku
kulmaan $1.18 ee shaxda
2 rodol oo qiimahoodu yahay $.59/rodolkiiba = $1.18
Tusaale 2aad:
Cambaruud qiimihiisu yahay $1.46/rodolkiiba; miisankiisuna yahay 1
¼ rodolkiiba
Gaarsi qiimaha rodolkiiba $1.49 si uu ula socon karo qimaha shaxda ku qoran. Ka raadi qiimaha
rodolkiiba ($1.49/rodolkiiba) dhinaca bidixda ee shaxda .
Gaarsii miisaanka ilaa 1 1 ½ lbs. Ka raadi miisaanka 1 ½ rodol dhinaca kore ee shaxda.
Soo raac $1.49/rodolkiiba ee safka midigta ilaa aad ka gaarto barta ay ku kulmaan 1 ½
rodol.
Miisaanka (1 ½ rodol) iyo qiimaha ($1.49 rodolkiiba) waxa ay ku kulmaan $2.24.
1 ½ rodolkiiba qiimihiisuna yahay $1.49/lb = $2.24
Shaxda Khudaarta iyo fawaakihada aan la qaboojin (Chart for Fresh Produce)
Qiimaha
Rodolkiiba (lb.)
1 lb.
1½
lbs.
2 lbs.
2½
lbs.
3 lbs.
0.49
0.59
0.69
0.79
0.89
0.99
1.09
1.19
1.29
1.39
1.49
1.59
1.69
1.79
1.89
1.99
2.09
2.19
2.29
2.39
2.49
2.59
2.69
2.79
2.89
2.99
3.09
3.19
0.49
0.59
0.69
0.79
0.89
0.99
1.09
1.19
1.29
1.39
1.49
1.59
1.69
1.79
1.89
1.99
2.09
2.19
2.29
2.39
2.49
2.59
2.69
2.79
2.89
2.99
3.09
3.19
0.74
0.89
1.04
1.19
1.34
1.49
1.64
1.79
1.94
2.09
2.24
2.39
2.54
2.69
2.84
2.99
3.14
3.29
3.44
3.59
3.74
3.89
4.04
4.19
4.34
4.49
4.64
4.79
0.98
1.18
1.38
1.58
1.78
1.98
2.18
2.38
2.58
2.78
2.98
3.18
3.38
3.59
3.78
3.98
4.18
4.38
4.58
4.78
4.98
5.18
5.38
5.58
5.78
5.98
6.18
6.38
1.23
1.48
1.73
1.98
2.23
2.48
2.73
2.98
3.23
3.48
3.73
3.98
4.23
4.48
4.73
4.98
5.23
5.48
5.73
5.98
6.23
6.48
6.73
6.98
7.23
7.48
7.73
7.98
1.47
1.77
2.07
2.37
2.67
2.97
3.27
3.57
3.87
4.17
4.47
4.77
5.07
5.37
5.67
5.97
6.27
6.57
6.87
7.17
7.47
7.77
8.07
8.37
8.67
8.97
9.27
9.57
3.29
3.39
3.49
3.59
3.69
3.79
3.89
3.99
3.29
3.39
3.49
3.59
3.69
3.79
3.89
3.99
4.94
5.09
5.24
5.39
5.54
5.69
5.84
5.99
6.58
6.78
6.98
7.18
7.38
7.58
7.78
7.98
8.23
8.48
8.73
8.98
9.23
9.48
9.73
9.98
9.87
3½
lbs.
1.72
2.07
2.42
2.77
3.12
3.47
3.82
4.17
4.52
4.87
5.22
5.57
5.92
6.27
6.62
6.97
7.32
7.67
8.02
8.37
8.72
9.07
9.42
9.77
4 lbs.
1.96
2.36
2.76
3.16
3.56
3.96
4.36
4.76
5.16
5.56
5.96
6.36
6.76
7.16
7.56
7.96
8.36
8.76
9.16
9.56
9.96
4½
lbs.
2.21
2.66
3.11
3.56
4.01
4.46
4.91
5.36
5.81
6.26
6.71
7.16
7.61
8.06
8.51
8.96
9.41
9.86
5 lbs.
2.45
2.95
3.45
3.95
4.45
4.95
5.45
5.95
6.45
6.95
7.45
7.95
8.45
8.95
9.45
9.95
Shaxda iibsashada (Tusaale jeega lagu iibsado fawaakihada qiimihiisu yahay $6 )
Shayga
2 lbs. Moos ah
1 ½ lbs. Cambaruud
1 barakooli qiimaheedu
yahay 2.49/xirmadiiba
Wadar
Qiimaha
1.18
2.24
2.49
$5.91
Hay’addani si siman ayey dadka ugu adeegtaa.