Maxaa la sameeyaa marka ay TTH kor u kacdo Hay’adda Xukunta Wasakhda Hawada ee Minnesoota TTH Qaybta Talo 201 – 300 Aad caafimaadka ugu xun kulli Qofkasta ha iska Ilaaliyo xoog saarid 151 – 200 Insalubre para la mayoría de las personas Qof kasta ha iska Ilaaliyo/ha yareeyo xoog saarid Adigu is-badbaadi: Wax dareen ah ha isgelin, weliba haddii aad qabtid cudurka wadnaha iyo sambabada. Xittaa haddii aanad ku jirin qaybta “xasaasiga” ah, waxad yareeysaa ama dib u dhigtaa hawlaha keenaya neefsasho qotto dheer. Yaree hawada wasakhda ah: • Yaree wadida baabuurka— tegidda shaqada dad kale la qaybso baabuur welibana dib u dhig adeegyada yar-yar ilaa maalinta ku xigta. • Dib u dhig ranjiyeynta, isticmaalka waxyaalaha milma welibana baabuurka baansiinka ku shub wixii ka dambeeya 8da habeenimo si uu u yaraado uumiga hawada gelaya. • Dib u dhig isticmaalka makiinadaha kale ee ku socda gaaska sida kuwa beeraha iyo madadaalada. • Dib u dhig in dab lagu shido gudaha iyo dibedda • Si loo yareedo baahida makiinadaha korontada, demi intii suurto gal ah qalab adan oo koronto ku socda. 101 - 150 Caafimaad xumo la xiriirta dadka xasaasiyadda qaba (sida kuwa leh xaalad neefsasho ama wadnaha, ciyaartooyda, caruurta) Kooxaha xasaasiyadda qaba waa in ay yareeyaan xoog saarka muuddada dheer 51- 100 Meel dhex-hexaad ah, waa ogol Sida aan caadiga ahayn dadka qaba xasaasiyadda waxa dhici karta in ay yareeyaan xoog saarka 0 – 50 Fiican, raali gelin leh Wax caafimaad xumo ah lama filayo Si aad u heshid iimeelka ku saabsan hawada wasakhda ah ama aad wax badan uga baratid TTH-yada Magaalooyinka Mataanaha ah iyo magaalooyinka kale ee Minisoota waxaad tagtaa: http://aqi.pca.state.mn.us Gobolka Minisoota, Laba waxyaalood oo hawada wasakheeya ayaa wal-wal keena: Oosoon(smog)/gaas dabiici ah oo ur adag leh ayaa dhex mara kiimikooyin isku qasan oo ay ku jiraan kuleyka qoraxda iyo kiimikada ka timaada baabuurta, warshadaha korontada iyo warshadaha kale. Oosoonku waa mushkilad jirta wakhtiga samarka/kuleyka ee Minisoota. Oosoonku wuxu keenaa neefta oo kugu dhegta, qufac, indho xanuun, iyo iyadoo sii xumeysa neefta. Saxar waa waxyaalo aad u yar-yar oo 50 -100 kii xabo ay le’egyihiin balarka tinta dadka! Waxay ka yimaadaan baabuurta yar-yar iyo kuwa waaweweyn, warshadaha korontada iyo kuwa kale iyo dabka. Wasakhdan yar-yar waxa lagu xiriiriyaa in ay dhibaato u keenaan wadnaha iyo sambabada , weliba waxa dhici karta in ay dhimashada u soo dedejiso dadka qaba cudurada ku dhaca wadnaha iyo neefta.
© Copyright 2026 Paperzz