T ilmaamaha Tayada Hawada(TTH) waxay noo sheegtaa marka ay hawadu u xuntahay caafimaadka in la neefsado. TTH-ka ah 101 ilaa 150 wuxu “u keenaa caafimaad darro dadka qaba xasaasiyad,” taasoo macnaheedu yahay dadka da’da ah, dadka wadnaha iyo sambabada laga hayo (oo lagu darey kuwa neefta/ asmada qaba) iyo weliba cayaartooyda iyo caruurta caafimaadka qabta. Mar-mar dhif ah ayuu TTH-ka Minisoota dhaafaa150. Laba waxyaalood oo wasakheeya hawada Minisoota ayaa wal-wa keena: Oosoon(smog)/gaas dabi- ici ah oo ur adag leh ayaa dhex marta kiimikooyin isku qasan oo ay ku jiraan kuleyka qoraxda iyo kiimikada ka timaada baabuurta, warshadaha korontada iyo warshadaha kale. Oosoonku waa mushkilad jirta wakhtiga gu’ga/kuleyka ee Minisoota. Oosoonku wuxu keenaa naqaska oo kugu dhega, qufac, indho xanuun, iyo iyadoo sii xumeysa asmada. Saxar waa waxyaalo aad u yar-yar oo 50 -100 kii xabo ay le’egyihiin balaarka tinta dadka! Waxay ka yimaadaan baabuurta yar-yar iyo kuwa waawewyn, warshadaha korontada iyo Marka ay TTH-da kor u kacdo Adigu is-badbaadi: Wax dareen ah ha isgelinin, weliba haddii aad qabtid cudurka wadnaha ama sambabada. Xittaa haddii aanad ku jirin qaybta “u nugul” ah, waxad yareeysaa ama dib u dhigtaa hawlaha keenaya neefsasho qotto dheer. Yaree wasakhda hawada: 1. Iska yaree wadida baabuurka — tegidda shaqada baabuur dadka la qaybso welibana dib u dhig adeegyada yar-yar ilaa maalinta ku xigta. 2. Baabuurka baansiin/gaas ku shub wixii ka dambeeya 8da habeenimo markaas oo ay yar tahay uumiga hawada gelaya. 3. Dib u dhig in aad isticmaasho makiinadaha ku socda gaaska sida kuwa beeraha ama madadaalada. 4. Dib u dhig in dab lagu shido gudaha iyo dibedda guryaha. 5. Si loo yareeyo baahida makiinadaha korontada, demi intii suurta gal ah qalab badan oo korontao ku socda. Siaad u heshid iimeelka ku saabsan hawada wasakhda ah ama aad wax badan uga baratid TTH-yada Magaalooyinka Mataanaha ah iyo magaalooyinka kale ee Minnisoota waxad tagtaa: http://aqi.pca.state.mn.us Hay’adda Xukunta Wasakhda Hawada ee Minnesoota 9/07 Tilmaamaha Tayada Hawada TTH TTH Qaybta Talo 201 – 300 Aad caafimaadka ugu xun kulli Qofkasta ha iska Ilaaliyo xoog saarid 151 – 200 Insalubre para la mayoría de las personas Qof kasta ha iska Ilaaliyo/ha yareeyo xoog saarid 101 - 150 Caafimaad xumo la xiriirta dadka xasaasiyadda qaba (sida kuwa leh xaalad neefsasho ama wadnaha, ciyaartooyda, caruurta) Kooxaha xasaasiyadda qaba waa in ay yareeyaan xoog saarka muuddada dheer 51- 100 Meel dhex-hexaad ah, waa ogol Sida aan caadiga ahayn dadka qaba xasaasiyadda waxa dhici karta in ay yareeyaan xoog saarka 0 – 50 Fiican, raali gelin leh Wax caafimaad xumo ah lama filayo AQI and forecasts 651-297-1630 http://aqi.pca.state.mn.us Hay’adda Xukunta Wasakhda Hawada ee Minnesoota
© Copyright 2026 Paperzz