BADBAADADA IYO CAAFIMAAD QABKA RAASHINKA IYO AMNIGA LIISKA SAXIDA QOFKA SOMALI Goobta ama dhismaha: ________________________________________________Cinwaan:_________________________________________________________________________________ Ilaaliyeh: _____________________________________________________________ Taariikhda: ___________________________________________________________________________ Isticmaal liiska saxida halmar bishii si aad u qiimayso wadashaqayntaada baaqa raashinka ee qaranka. 1. Ma khuseyso mawduuca; 2. Nidaam ma jiro; 3. Wuxuu u baahan yahay hagaajin; 4. Fiican; 5. Nidaam Fiican. # Caafimaadka Shaqaalaha, Nadaafada iyo Tababarka 1 2 3 4 Diiwaangalinta jirada shaqaalaha? Shaqaalaha matagaya ama calool xanuun ma laga saaray goobta? Shaqaalaha ma raacay nidaamka gacmo dhaqida? Xad u yeelida shaqaalaha inuu ku taabto gacantiisa oo maran raashinka diyaarka ah oo la cuno iyo raashinka la bixinayo? Xad u yeelida shaqaalaha inuu cuno, cabo ama inuu ku isticmaalo tubaakada sigaarka meelaha loogu adeego raashinka? Waxyaalaha shaqaalaha uu leeyahay oo lagu xareeyay meel ka fog meelaha raashinka lagu kaydiyo/meelaha lagu diyaariyo? Shaqaalaha ma loo tababaray badbaadada raashinka? Shaqaalaha ma loo tababaray amniga raashinka? Ka difaacida in la fadareeyo Raashinka ma laga fogeeyay in la fadareeyo? Meesha raashinka la saaro ma la nadiifiyey mana la safeeyay? Istaraashooyinka oo si haboon loo isticmaalo iyo oo lagu rido daawooyinka safeeya? Waxyaalaha gacmaha lagu dhaqo oo si haboon loo raseeyay lana heli karo? Ka ilaalinta meelaha saladka lagu jaro iyo meelaha raashinka lagu raseeyo? Wakhtiga iyoHeer-kulka oo u Keeni Kara Raashinka Khatar (qorida heer-kulka oona la qoray maalin walba) Raashinka waa in qaboojin yar lagu sameeyaa 140°F ilaa 70° F mudo 2saacadood iyo lagabilaabo 70°F ilaa 41°F mudo 4 saacadood? Khatarta ka imaanaysa raashinka lagu kariyay heer-kulka gudaha inta ugu yar ee laga rabo? Waxa kulul ee kor loo qaado, raashinka waa in lagu hayaa 140° F ama ka badan? 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 1 2 3 4 5 Majiro Waxsaxida loo baahan yahay Taariikhda la dhamaysti 17 Waxa kulul ee kor loo qaado, raashinka waa in lageeyaa kuwa marlabaad la kululaynayo 165° F mudo 15 daqiiqadood? 18 Waxa qabow ee kor loo qaado, raashinka waa in lagu hayaa 41° F ama ka yar? 19 Raashinkia waa in la taariikheeyaa iyo warqad lagu dhajiyaa? 20 Heer-kulka la isticmaalay iyo oo si sax loo qiyaasay? Ilaha La Aqbalay 21 Badeecadaha laga soo gaday tijaarooyinka wanaagsan eemagac leh? 22 Waxa la soo waarido oo la qoray oona la helikaro iyo diyaarna ah? 23 Badeecada oo la baaray in la gacma-gacmeyn ama la fareyn diyaarintii ka hor? Kiimiko 24 Sun kiimikooyin oo si haboon loo isticmaalay, warqad lagu dhajiyo meel habboona lagu kaydiyay? 25 Warqada lagu qoro nabadgalyada alaabta kiimikada oo taala iyo tan la helikaro? Sax oo loo Isticmaalay Dugsuuda iyo Qalabka 26 Dugsuuda iyo qalabka oo si munaasab ah loogu kaydiyay loona xafiday? 27 Sadexda-qaybood meesha weelka lagu dhaqo/makiinada weelka lagu dhaqo oo si haboon loo isticmaalay lana hubiyay in laga nadiifiyay wasakhdii laga bixiyay ama la illaaliyo biyaha kulul ee lagu nadiifiyay? Qalabka Waxfududeeya ee Muuqda 28 Qalabka muuqda oo si haboon loo nadiifiyay, si isdabajoog ah iyo luuqyada oo laga qaaday waxyaalaha jidadka xira? 29 Dadka aan ka shaqayn meesha raashink oo loo ogolaan in ay soo galaan iyo meela uu yaalo diiwaanada? 30 Qandaraasleyaasha oo isha lagu hayo inta ay joogaan goobta? 31 Isku-darid Barnaamijka Maamulka Xoolaha loogu tala galay in lagu maamulo xoolaha? 32 Albaabyaalka furma oo loogu talagalay marka raashinka la soo galinayo inay xiran yihiin marka aan la isticmaalayn? 33 Nalal munaasab ah oo ku filan meelaha oo dhan? 34 Kaamaro iyo alarmka inay ka shaqaynaya meelaha socodka ay ku badan yihiin, miiska cuntada laga gurto in laga difaaco in la fadareeyo ama faraha lala galo? Advanced Practice Centers Twin Cities Metro Advanced Practice Center 1st Edition, Fall 2007
© Copyright 2026 Paperzz