Somali - In an Emergency: Discard or Salvage (PDF: 567KB/1 page)

TILMAAMAHA TUURIDDA/BADBAADINTA
Badbaadi
Tuur
Cunto kastoo la haleyay ama ay ay taabteen biyaha, dhumaha
wasaqda, qaac, qiica kiimikada. Waxaa kamid ah cunnooyinkaas:
• Cuntada cusub oo dhaceysa - badeecada, hilibka, digaaga,
malayga, nafaqada caanaha iyo ukunta.
• Konteenarada iyo baakadaha la furay
• Konteenarada jilicsan, bokisyada, dhaloyinka abuurka kor ku leh
ama konteenarada balastikada ee yaanyada gasaca daysan, iidaanka
qudradda, caanaha, basbaska jaalaha ah, myonayska, sodhada, biirka,
maraqa, iwm.
• Baakaha jilicsan ee waxsiidaaya - cuntada bokisyda ku jirta, waraaqaha,
birmacda jilicsan, balastikada, bacda jilicsan oo bokisyo cuntada
daboosha, masagada iwm, burka, sonkorta bariiska, cusbada, iwm.
• Cuntada qallalan - xawaajiga iwm, waxa cuntada dhadhan u yeela,
burka, sonkorta iyo cunnoyika kale ee gasacadaha daboolka leh.
• Alaabta halka mar la isticmaalo - saxuunta, bikeeriyada,
qaadoyinka iwm, daboollada, iwm.
Badeecada gasaca ama dhalada ku jira:
• Hadday gubato ama u dhowday kulayl ama dab.
• Hadday rujiino tahay, aysan sinnayn, buusan, dented, la bal
lariyay ama wax siidaynayso.
Cuntada qaaboojisan ama la qaaboojiyay waa in la tuuraa haddii:
• Marka uu soo gaaray dhumaha wasakhda qaada, biyaha, qiiqa,
qiiqa kiimikada ama kiimika siibatay.
• Ka kormarta heerkulka 41°F muddo ka badan afar saacadoo.
• Qaboobayd kadiibna dhalaashay mudo dhan laba saacadood
ama ka badan
• Ay tayadeeda hoos u dhacday ama yeelatay midab aan caadi
ahayn ama ur aan caadi ahayn.
Cuntada Halista Noqon karta (PHF) waa in laga tuuraa hadday ku
jirtay "Qaybta Heerkulka Halista ah" (41°F - 140°F) muddo ka badan
4 saacadood. Comnnooyinka PHF waxaa ka mid ah:
Hilibka iyo cunto isku qasan
• Hilibka, hilib-ceeriin, hilibka idaha, doofaarka, digaagga, malayga,
cuntada badda, hilib wax lagu daray, dofaarka iwm.
• Maraqa, hilib karsan, casseroles ama wax lamid ah oo leh hilib,
baasto, bariis, ukun ama formajo.
Ukunta iyo waxa caanaha laga sameeyo
• Ukunta ama waxa ka soo baxa, jalaatada, iyo caano qamiiriyey.
• Canaha, labeenta, caana fadhiya, cuntada labeenta laga sameeyo
ama maraqa.
• Formaajaha jilicsan sida labeenta, subagga iwm.
Macmacaanka - Doolshaha, keega iyo macmaacanka leh labanyad,
formaajo, chiffon, meringue ama pumpkin.
Miraha /Miraha la jaray & Qudradda la Kariyay - Qaraha,
miraha malabka leh, digirta cagaaran ee la kariyay ama gallayda
ama digirta.
Cuntada aan la wada karin waa in laga taqallusaa ha hadday
koronta la'aan ahayd wax ka badan hal saac.
Cuntada qaboojisan haddey si xoogan u xirantahay
ama ku jirta jaboojiyaha aadka u jabow (aan
lahayn biyo, qiiq, qiiqa kiimikada ama filtrashinka
kiimikada) iyo mee bay'ada heerkulka uu ka
hooseyo 41°F.
Jeermiska ka dil gasacadaha aan waxba gaarin iyo
dhaloyinka aan lahayn kulayl ama ay biyo waxyeelay
aysana lahayn buusnaan, qabxumo, wax siidaynaya
ama ruujimo.
• Uu ka fuqay magaca ku qornaa.
• Biyo iyo sabuun lagu dhaqay, kaddibna la
biyaraaciyay.
• Lagu fayadhowray fayodhow milan, kaddibna
hawada lagu qalajiyay. (Milan, eeg baalka 5aad.)
• Lagu magacaabay markale qalin aan ka fugaynin.
Hadduu dab, biyo fataha ama dhumaha wasaqda
qaada ay si toos wax looga qabtay:
• Cuntada meelahaas tiillay oo waxba ka soo gaarin
qiiqa, qiiqa kiimikada, biyaha, kiimikada dabka d
amisa, biyaha ama dhuumaha fatahay waa la
badbaadin karaa.
• Latasho kormeeraha waaxda caafimaadka ee
deegaankaaga
Aan ahayn-PHFs waxaa lagu hayn karaa hawada
caadiga ee qolka, laakin waxaa dhici karta inay tayada
xumaato, kamid yihiin:
• Rootiga, noc kale oo rooti ah, rooti jilicsan,
dolshaha la qalajiyay
• Subagga adag ama margarine
• Formaajaha adag - cheddar, parmesan, iwm
• Miraha cusub ee aan la jarin iyo qudradda
• Sharaabka qudradda laga sameeyay, miraha la
qalajiyay, iyo dolshaha miraha laga sameeyay
• Cuntda gasacadaysan
• Cuntada la qalajiyay - burka, baastada, bariska, iwm
• Cuntada macaanka badan - malabka, jalaatada
• Iidaanka ashiitada lagu daray - yanyada, bisbaaska
jaalaha ah
Cuntada aan la wada karin dib ayaa loogu
kululayn karaa ilaa 165°F hadday korontada ka
maqnayd wax ka yar hal saac. Haddad ka shakisid
ka tallus.
Waxaan cunta ahayn: Isku tuur
Isku tuur waxkasta oo ay wax soo gaareen iyo aan la nadiifin karin ama la fayodhowri karin, ay kamid yihiin kuwaa rootiga kuleyliya, iyo qalabka kale ee cuntada, maacuunta, armaajooyinka, karbeetada, iwm.
Somali Discard or Salvage
Twin Cities Metro APC
1st Edition: 10/05; Translations 09/2007