Dhalashada iyo walaaca laga qabo HIV? All rights reserved © All rights reserved http://www.williampalankphoto.com/ http://www.williampalankphoto.com/ Canuggaagu wuxuu dhalan karaa isagoo aan qabin HIV. Weydii dhakhtarkaaga. Wixii macluumaad dheeraada Ka wac: Barnaamijka HIV ee Minnesota Muddada Foosha (Minnesota Perinatal HIV Program) 612-387-2912 Booqohttp://www.health.state.mn.us/hiv si aad u soo minguursato halkudhiggan luqado kale. Kahortagga iyo Xakamaynta, Qaybta Cudurrada Faafa (IDEPC) (Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control (IDEPC) Division) P.O. Box 64975, St. Paul, MN 55164-0975 Haddii aad qoralkan qaab kale ku doonaysid, sida daabacaad ballaaraan, ama cajalad, ama farta indhoolayaasha, wac 651-201-5414. Warqad daabacan ee dib loo isticmaali karo. Oktooba 2012 Somali
© Copyright 2025 Paperzz