WADAN KALE MA BOOQANEYSAA? U TAXADAR QOYSKAADA. Jadeecada ayaa ku baahsan meelaha ay ka mid yihiin Yurub, Afrika, Aasiya, India iyo Filibiin. INTA AADAN SAFRIN KA HOR MARKAAD SAFARTO KA DIB La socodsii daqtarkaada halka aad u safreyso. Caruurta iyo Da`yarta ayaa u baahan kara ka hor taga jadeecada da` ka yar sida caadiga ah. Wac daqtarkaada, hadaad sadex isbuuc gudohood marka aad soo noqoto aragto qandho iyo cuncun. Sheeg halka aad u safartay. La hadal dhaqtarkaada hadii aad qorsheyneyso safar dibada ah. Faahfaahin dheeraad ah waxaad u aadaa www.cdc.gov/travel. Immunization Program P.O. Box 64975 St. Paul, MN 55164-0975 651-201-5503, 1-800-657-3970 www.health.state.mn.us/immunize Adapted with permission from the California Department of Public Health, Immunization Branch (10/11). Translation provided by ECHO Minnesota (Somali)
© Copyright 2026 Paperzz