Badbaado ku ahaw suuqa xoolaha nool Qabo ojiye Saabuun Saabuu n Nadiifi Iska dhaq gacmaha kahor iyo kadib booqashada xoolaha. Ma aha in cunto iyo cabbitaan lagu isticmaalo agagaarka xoolaha. Caafimaad-qab ahow Ha soo galin agagaarka xoolaha haddii aad: - ka yar tahay 5 , ama aad tahay 65 ama aad ka weyn tahay - uur leedahay - leedahay xaalado caafimaad oo cudur joogto ah Ku qaado Ku qaado hilibka qaydhin ama digaagga weel ku habboon (sida baakadaha ama qaboojiye nadiif ah). Badbaado cunto ku lahow guriga Saabuun Saabuu Qabooji Qabowga ku hay hilibka iyo digaagga qaydhin illaa aad diyaar u noqneyso karisteeda. Barafee hilibka iyo digaagga qaydhin haddii aadan ku talajirin inaad ku kariso 3 maalmood gudahooda. Ka sooc Ka ilaali hilibka iyo digaagga qaydhin cuntada aan la karin doonin. Farriin ka socota Waaxaha Beeraha iyo Caafimaadka Minnesota www.mda.state.mn.us www.health.state.mn.us n Nadiifi Iska dhaq gacmaha, wiciyadaha cuntada, alwaaxyada googoynta kahor iyo kadib taabashada hilibka iyo digaagga.
© Copyright 2026 Paperzz