Cover Your Cough Poster for Schools - Somali (PDF)

Jooji faafidda jermiga adiga iyo dadka kale u keeno cudurka!
Daboolmarka
Afkaaga
aad
Qufaceyso
Afkaada iyo sankaada
ku dabool warqadda
fasaleetiga marka aad
qufaceysid ama
hindhiseysid
ama
ku qufac ama ku hindhisoo
gacmaha shaatigaada inta
kore, ha ku qufacin ama
hindhisin gacmahaada.
Warqadda fasaleetiga aad
isticmaashay ku tuur
dambiisha qashinka.
Dhaq
Gacmahaada
kaddib markii aad qufacdid ama hindhistid.
Saabuun iyo biyo
qandac ku dhaq
gacmaha
ama
ku nadiifi nadiifiyaha
gacmaha ee laga
sameyay alkolada.
Minnesota Department of Health
625 N Robert Street, PO Box 64975
St. Paul, MN 55164-0975
651-201-5414 TDD/TTY 651-201-5797
www.health.state.mn.us
Minnesota
Antibiotic
Resistance
Collaborative
Somali
IC#141-1428