Jooji faafidda jermiga adiga iyo dadka kale u keeno cudurka! Daboolmarka Afkaaga aad Qufaceyso Afkaada iyo sankaada ku dabool warqadda fasaleetiga marka aad qufaceysid ama hindhiseysid ama ku qufac ama ku hindhisoo gacmaha shaatigaada inta kore, ha ku qufacin ama hindhisin gacmahaada. Warqadda fasaleetiga aad isticmaashay ku tuur dambiisha qashinka. Waxaa dhici karto in lagu weydiiyo in aad afka wax ku xiratid (masgarada la xirto waxqitga qaliinka) si loo badbaadiyo dadka kale. Dhaq Gacmahaada kaddib markii aad qufacdid ama hindhistid. Minnesota Department of Health 625 N Robert Street, PO Box 64975 St. Paul, MN 55164-0975 651-201-5414 TDD/TTY 651-201-5797 www.health.state.mn.us Ku dhaq gacmahaada saabuun iyo biyo qandac ama ku nadiifi nadiifiyaha gacmaha ee laga sameyay alkolada. Minnesota Antibiotic Resistance Collaborative Somali IC#141-1428
© Copyright 2026 Paperzz