Waa khalad in la xiro Rundhøjskolen! Maalinta isniinta oo ay bishu tahay 4.juun, saacadu marka ay tahay 19:30. waxaa lagu qabanayaa shir wada hadal iskoolka Rundhøj. Shirkaasi oo ay ka soo qayb galayaan kuwo kamid ah siyaasiyiinta dagmada Aarhus. Waxaa la idinka codsanayaa in aad ka soo qeyb gashaan shirka, oo aad dhageysataan sababta loo xirayo Rundhøjskolen. Waad mahadsantihiin. RUNDHØJSKOLEN KAPANMASIN! OKULU KAPATMAK COK YANLIS! Diyalog toplantısına gelin ve Århus Meclis üyelerinin aciklamarını dinleyin. 4 Haziran Pazartesi saat 19.30’da Rundhøjskolen Hallen’de. Århus Meclis Üyesi Kristian Würtz ve Belediyenin Cocuk ve Genclik-Komitesinin diger üyeleri Rundhøj Okulunun kapanmasıyla ilgili diyalog toplantısına katılacaklar.
© Copyright 2026 Paperzz