St. Elizabeth Medical Center Free Interpretation Services ADEEG TURJUMAANG OO BILAASH EH Besplatno Prevodilačka Usluga Servicio De Interpretacion Gratis MC www.stemc.org 08/12 MC Adeeg Tarjumaang Bilaash Eh Wal Heli Kore Harunta Aafimaadka St. Elizabeth may ki farahsangtaa inni ada lakiin hela adeeg tarjumaang oo bilaash eh 24 saa’ geekii, 7 bara usbuu’i. Tarjumaan wal baradi oo ku dooyaaw afka ada kiigaa yaa may diyaar kiinka eyaa maddi kooyto ama telefoonba hoo ada fadaasa sidii likii aawiyo maddii ada isbitaalka kooyaase. Tarjumaannada kullishoo may ogyiin ini ada warkaa lakii asturaaw. Sidi in hella tarjumaan bilaash eh, shaqaalaga St. Elizabeth in sheeg ini ada tarjumaan fadaasa. Tarta Ini Ada Tarjumaan Walbaradi Oo Aafimaad La’Aantiyee Doohda Harunta Aafimaadka St. Elizabeth may rumaysantaa inni aad in feylantaa ini ada hella tarjumaang aafimaad oo walbaradi. Ada may in baahantaa ini fahamto khatarta ku koyaase in hubin qoyska ka mid eh ama saahiib hawlaaga aafimaadkaaga kiing tarjuma. Qofkaas may suuraggal ku eh: • Ini in kasaane erayga aafimaad ee ada laki erri maayna kiing sheegi kara war khalad eh • Walk i dara amiskala walk u dhimma • Wal ada in fadaanna koo barada. • Aafimaadkaa iyo haalshee dad kala inka warrama • Khalad in fahama wala daryeelaaga kiinka erraaw Hooba Ada Iinka Farahsanaayne Adeegga Tarjumaangka? Hoobba ada iinka farahsanaan adeegyada tarjumaang ee ada meellan ku halli intii meellun roogti, sabab kasta haatooy, bil ahsaanak shaqaalaaga in sheeg dareenkaa. Hoobba ada taawiyaasa ini ada welwelkaa walba laku qabanna, bil ahsaanak, la doo: • Barnaamijka Aawimaadda Luuqada ada oo in weeraaw (315) 734-3582 Hoobba ada weli taawiyaasa in walba likiin qabanna, bil ahsaanak, la doo: • Maamulaaga Khatarta (315) 798-8121 Walqabadyo kala yaa may ku halaasa oo abashadaa la dareeraaw, hoo ada fadaasa ini in weerto meellun: Wasaaradda Aafimaadka Gabalka New York [New York State Department of Health] oo ada ka hali korto: (800) 663-6114 • Language Assistance Program Coordinator: (315) 734-3582 • Risk Manager: (315) 798-8121 Risks of Choosing Not to Use a Qualified Medical Interpreter • Barnaamijka Aawimaadda Luuqada: (315) 734-3582 • Maamulaaga Khatarta: (315) 798-8121 to have trained medical interpretation. You should St. Elizabeth Medical Center believes that it is best understand that there are risks to choosing to have a family member or friend interpret your medical care. That person may: • Not know the right medical word and give you the wrong information • Add or leave out information • Learn things about you that you may not want to share • Tell others about your health condition • Kotaktirajte kordinatora za pomoc sa jezikom: (315) 734-3528 • Upravnik za Rizik (Risk Manager): (315) 798-8121 • Coordinador del Departamentos De Interpretes: llamando al (315) 734-3582. • Risk Manager al (315) 798-8121 • Misunderstand what your caregiver is saying. Not Happy with the Interpretation Services? If you are unhappy with the interpretation services provided for you during your visit for any reason, please speak with a staff person. If you feel your concerns have not been addressed, please contact: • Language Assistance Program Coordinator by calling (315) 734-3582 If you still feel your concerns have not been addressed, please contact: • Risk Manager at (315) 798-8121 Additional resources available to you to handle complaints can be reached by contacting: New York State Department of Health at (800) 663-6114.
© Copyright 2026 Paperzz