Waraysiga Waalidka ee ku Saabsan u Lugaynta iyo Baaskiil u Fuulidda Dugsiga Waalidka ama Horjoogaha Qaaliga ahow, Dugsiga ilmahaagu waxay jecelyihiin inay wax ka ogaadaan fikraddaada in ilmuhu u lugeeyaan ama baaskiil u fuulaan dugsiga. Waraysigani waxa lagu dhammayn karaa 5 - 10 daqiiqo. Waxan ka codsanaynaa in qoys walba u buuxiyaan hal waraysi dugsi kasta oo ilmo u dhigtaan. Haddii ay warqaddan kuu keenaan hal arday ka badan, u buuxi ka ay taariikhda dhalashadiisu ugu soo xigto taariikhda maanta la joogo. Markaad waraysigan buuxiso, u soo dhiib ilmahaaga si uu macallinka ugu keeno. Jawaabtaadu waxay noqonaysaa qarsoodi, lamina isticmaali doono magacaaga iyo ka ilmahaaga midna. Waad ku mahadsan tahay ka qayb qaadashadaada! XARFAHA WAAWEYN OO KALIYA KU QOR – KHAD BULUUG AMA MADOW AH + + Magaca Dugsiga: 1. Ilmaha warqaddan guriga keenay fasalkuu ku jiraa? Fasalka (PK,K,1,2,3…) 2. Ilmaha warqaddan guriga keenay ma lab baa mise waa dhaddig? Lab Dhaddig 3.Immisa carruurabaa ku dhigata fasalka Xannaanada ilaa 8aad? 4.Waa kee isgoyska ugu dhow gurigaagu? (magacaw laba jid oo is gooya) iyo Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna sax sanduuqa saxda ah. 5. Intee in le’eg ayuu gurigaagu u joraa dugsiga? In ka yar ¼ mile (Mayl) ½ mile ilaa 1 mile In ka badan 2 mayl ¼ mile ilaa ½ mile 1 mile ilaa 2 miles Ma garanayo Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna sax sanduuqa saxda ah. 6. Badiyaa, side buu ilmahaagu ku yimaaddaa dugsiga kuna hoydaa? (Safkiiba hal ka dooro, sanduuqa ku qor X) Imaatinka dugsiga Hoyashada Lug Lug Baaskiil ku tagaa Baaskiil Baska Dugsiga Baska Dugsiga Gaariga Qoyskaa (ilmahaaga oo kaliya) Gaariga Qoyskaa (ilmahaaga oo kaliya) Gaari la isla raaco (ilmaha qoysas kale) Gaari la isla raaco (ilmaha qoysas kale) Gaadiidka Dadweynaha (Basaska, Tareen, iwm.) Gaadiidka Dadweynaha (Basaska, Tareen, iwm.) Waxyaalo kale (Saxanka shaagagga leh, mooto, iwm.) Waxyaalo kale (Saxanka shaagagga leh, mooto, iwm.) + Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna dooro sanduuqa saxda ah. 7. Intee in le’egbay ilmahaaga ku qaadataa inuu dugsiga tago/ka soo noqdo ? (Safkiiba hal ka dooro, sanduuqa ku qor X) Xilliga ay ku Qaadato Tagidda Dugsiga + Xilliga ay ku Qaadato soo Hoyoshada In ka yar 5 daqiiqo In ka yar 5 daqiiqo 5 – 10 daqiiqo 5 – 10 daqiiqo 11 – 20 daqiiqo 11 – 20 daqiiqo In ka badan 20 daqiiqo In ka badan 20 daqiiqo Ma garanayo/ Ma hubo Ma garanayo/ Ma hubo 8. ilmahaagu ma ku weydiistay inuu u lugeeyo ama baaskiil u raaco dugsiga sannadkan ? Haa Maya 9. Da’deebaad ilmahaaga ugu ogolaan doontaa inuu u lugeeyo ama baaskiil u raaco dugsiga iyadoon qof weyni la socon? + (Dooro fasalka PK,K,1,2,3…) (ama) Ma jecli inuu keligii lugeeyo da’naba Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna sax sanduuqa saxda ah. 10. Arrimahan soo socda midkoodee keenay go’aankaaaga ah 11. Ma laga yaabaa inaad ilmahaaga u ogolaato inuu lugeeyo inaadan u ogolaan inuu ilmahaagu u lugeeyo ama baaskiil u am baskiil u qaato dugsiga haddii dhibkan wax laga badalo? qaato dugsiga? (Dooro dhamaan wixii ku khuseeya) (Dooro laynkiiba hal xabbo, ku qor X sanduuqa ) Ilmahaygu dugsiga wuu lugeeyaa/ baskiil u raacaa \ + Masaafada…………………………………………………….…………………………………… Haa Maya Ma hubo Gaariga an ku geyaa ii dhib yar Haa Maya Ma hubo Waqtiga………………………………………………….…………………………………………… Haa Maya Ma hubo Ilmaha oo ku jira barnaamijyada dugsiga ka hor ama ka dib Haa Maya Ma hubo Xawliga gawaaridu ku socoto Haa Maya Ma hubo Gaadiidka oo ku badan jidka la marayo Haa Maya Ma hubo Dadka waaweyn ee jidka maraya ama baskiil ku wada Haa Maya Not Sure Dariiqa lugta lagu maro ama Haa Maya Ma hubo Ammaanka isgoysyada iyo halka jidka laga gooyo Haa Maya Ma hubo Dadka talaabiya ardayda jidka Haa Maya Ma hubo Qalalaaso (rabsho) jidka ka dhacda ama Haa Maya Ma hubo Cimilada …………………………………………………………………………….. Haa Maya Ma hubo Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna dooro sanduuqa saxda ah 12. Intee in le’eg ayaad u malaynaysaa in dugsiga ilmahaagu dhiiri geliyo ama ka celiyo in la lugeeyo ama baskiil la raaco? Aadbu u dhiiri geliyaa Wuu dhiiri geliyaa Midna ma sameey Wuu Ka reebaa Aad buu uga reebaa 13. Intuu le’eg yahay jacaylka ilmahaagu u qabo inuu u lugeeyo dugsigar ama baskiil u qaato ? Aadbuu u jecel yahay Jecel yahay Dhexdhexaad Ma jecla Waa necebyahay 14. Siday Ilmahaaga caafimaadkiisa u caawinaysaa inuu u lugeeyo ama baskiil u raaco dugsiga ? Aadbay u cawinaysaa + Way caawinaysaa Dhexdhexaad Ma caawinayso Aadbay wax u yeelaysaa Sanduuqa ku dhig ‘X’ . Haddaad khalad samayso, sanduuqa oo dhan buuxi, ka dibna dooro sanduuqa saxda ah 15. Waxbarashada fasalkeed ka gaartay? Fasalka 1 ilaa 8aad (Hoose) Jaamicad 1 ilaa 3 sano (ama tababar farsamada gacanta) Fasalka 9 ilaa 11 (dugsi sarel) Ka qalin jabiyey 4 sano oo jaamicad ah ama wax ka badan Ka qalin jabiyey dugsi sare ama GED Ma jecli inaan sheego 16. Fadlan hoos ku qor wixii kale ee faallo dheeraad ah. +
© Copyright 2026 Paperzz