2017 Barnaamijka STEAM – Fasallada 1-8

2017 Barnaamijka STEAM – Fasallada 1-8
Isdiiwaan gelinta siiwadista qorshaha waxbarasho
Fadlan ku qor magaca saxda ah ee ku qoran shahaada dhalashada – Fadlan si wanaagsan u qor
**FADLAN KU BUUXI HAL ARDAY WARQAD KASTA – HA, KU QORIN LABO CANUG MAGACOOD
____________________
Ardayga magaciisa dambe
____________________
Magaciisa Kowaad
___________________________ ________
Cinwaanka guriga
Apt. #
____________
______
Telephone Number
______
Jinsigiisa
__________________
Magaca dhexe
____________________
Magaalada
__________________
Dhalashada
_______________
_____________
Zip Code
_______
Da’da
 Anniga ayaa soo qaadayo canugayga
_
Fasalka uu dhigta
_________________
Dugsiga uu dhigta
__________________________
Macalinkiisa Fasal
 hala ii soo qaado canugayga
Fadlan buuxi qeebta hoose haddii aad bas u rabtid canugaada subax iyo galab.
Calaamadee: Guriga (Cinwaanka kor ku qoran waayo) mise Daycare
Qaadista subixii: __________________________
__________________________
Cinwaanka Guriga
Taleefanka
________________________
Qofka lasoo wici doona
Circle one: Home (Address same as above) or Daycare
Keenida galabki: _________________________
__________________________
Cinwaanka Guriga
Taleefanka
________________________
Qofka lasoo wici doona
Haddii uu canugaada ku dhashtay wadankale, ku qor waddanka iyo waqtiga uu soogalay Maraykan. ______________
__________
Country
Date
Dhalashada Ardayga – Qeebta A iyo B Fadlan ka jawaab?
Qeebta A –Dhalashada: Ma waxaad tahay Hispanic mise Latino?  Haa  Maya
Qeebta B – Dhalashada: Xagee kasoo jeedaa? (Ka dooro midkood) Fadlan calaamadee inaad tahay Madow mise
Asian mise Cadaan.
 Midowga Maraykanka
 Asian
 American Indian or Alaska Native
 Cadaan
 Native Hawaiian or other Pacific Islander
(origins of North, South & Central America)
Ma, waxaa lasiiyaa canugaada waxbarashada gaarka ah?
Macluumaadka Waalidka
________________________________________________
Cinwaanka guriga waalidka haddii uu ka duwan yahay midka kore
_____________________________ _____________________________
Waalidka Lambarkiisa
 Maya
Cinwaanka guriga waalidka uu degan yahay():
_____________________________________
Magaca Waalidka
 Haa
Waalidka Lambarkiisa
______________________________
Lambarka Shaqada Waalidka.
Macluumaadka Degdega ah: (Fadlan hoos ku qor qofkii la,soowici lahaa haddii adiga lagu waayo ama arin degdeg ah ee jiraan)
Magaca: ______________________ Maxaad u tahay ardayga: ______________________ Phone: _________________
Waalidka
Waxaan fasax u siinaa canugayga inuu ka qayb qaato barnaamijka waxbarasho ee Dugsiyada Faribault bixiyaan xilliga kuleelaha. Waxaan kaloo ogalay
in canugayga laga qaado sawir hadii loo baahdo kaasoo lagu soo daabici kara Degmada warbixi maheeda. Waxaan kaloo ka warqabaa inuu
barnaamijkaan laheen waxbarashada gaarka ah. Waxaana u ogalahay in canugayga loo kaxeeyo safarada dugsiga.
Saxiixa Waalidka:
___________________________________________
Taariikh: ______________________
Sharciga u degsan Baska ee laga doonaya Ardayga
Fadlan akhri waxyaalaha laga doonaya canugaada haddii uu baska raaci doona. Basaska la,raacayo waa sharci
dowlada soo dejisay laakin xaq uma lehid. Waxaa laga yaabaa inuu canugaada loo diida baska waa haddii uu
kasoo bixin arimahaan hoos ku qoran. Haddii aad fahantay qoraalka fadlan saxiix hoos kadibna taariikhda ku
qor. Waa in la buuxiyaa arjigaan si uu canugaada baska u raaco. haddii aad leedahay caruur baddan fadlan u
buuxi midkasta arjigiisa.











Waa inuu xushmeeyaa oona adeecaa darawalka baska markasta.
Ardayda kale waa in laga jejebinin hantidooda. Markasta ka siko ardayda kale.
Ka fogow inaad hormartid baska hortiisa ama u jirso ilaa iyo 10 feet.
Qashinkaada ka ilaali baska dhulkiisa.
Markasta ka ilaali gacmaahada iyo alaabtaad inee waxyeelaan ardayda kale.
Daaqada baska ha furin ilaa adigoo fasax ka qaadan darawalka.
Markasta kursiga ku fariiso horina fiiri.
Tartiib u hadal iskana ilaali caaytinta
Ha faragelinin raadiyaha baska iyo meesha laga baxo markuu ee xaalad degdeg ah jirto.
Ha, keesan wax hub ama dhaawici kara ardayda kale.
Ha dagaalamin, Ha, ku ciyaarin baska iyo iska ilaali hanjabaada.
Hadii lagu helo ardayga isagoo khalad sameenaya waa lagu ciqaaba xitaa haddii uusan ku jirin waxyaalaha aan
kor kusoo sheegnay.
Cawaaqibka uu la kulmi karo
Dambiga 1kowaad: Waxaa la wacaa waalidka dambiga kowaad oo digniin ayaa la’siinaa ardayga.
Dambiga 2labaad: Ma, raaci doona shan maalin baska waa haddii lagu helo dambiga labaad.
Dambiga 3xaad: looma ogalaan doono inuu baska raaco ilaa uu barnaamijka ka dhamaanayo.
***Haddii lagu helin ardayga dambi ama khalad uu ku dhex sameeyay baska waxaa ka raacdeen karo
darawalka ama shaqaalaha kale ee dugsiga waa haddii lagu helo inuu dambigu waynyahay
Heshiiska Waalidka
Waan akhriyay qoraalka iyo waxyaalaha laga doonayo canugayga.Waana fahmay inuu basku yahay
mudnaansho ee uusan aheen waxaan xaq u leeyahay inuu canugayga helo. Anniga ka waalid ahaan waan kala
hadlay arintaan canugaygaa. Waxaan hubinaa in canugayga noqdo mid dadka kale xushmeeya baskana ilaaliya
sharcigiisa. Waana fahmay haddii uu kasoo bixi waayo arimahaan lasoo sheegay inuu baska waayi karo. Waana
fahmay khaladaadka qaarkii inuu ku waayo karo inuu raaco baska isagoo la siinin wax digniin ah.
_______________________________
(Magaca Ardayga)
_______________________________
(Magaca Waalidka)
__________________________________
(Saxiixa Waalidka)
______________
(Taariikh)