Somali

Codsiga Kaadhka Laybareeriga KCLS
Fadlan ku buuxi Ingiriisi
Degmada aad ku nooshahay:
Taariikh Dhalasho oo Buuxda:
q King
Bil q Snohomish
q Pierce
Maalin q Kale (sheeg)
Sannad
Magac Buuxa:
Dambe
HoreDhexe
Adrees Deganaansho:
Jid ama Sanduuqa Boosta (PO Box)Abaarman #
MagaaloGobolSumad (Zip)
Adreeska Waraaqaha Laguugu Soo Diro: q Isla Adreeska Deganaanshaha
JidAbaarman #
MagaaloGobolSumad (Zip)
Lambarka Koowaad ee Teleefon: –
–
Lambarka Labaad ee Teleefon (ikhtiyaar): –
–
Si dhakhso laguu soo gaadhsiiyo ogeysiisyada laybareeriga, fadlan halkan gali adreeskaaga iimaylka:
Adreeska Iimaylka
Lambarkaaga Aqoonsiga (PIN) ee ah 4 tiro wuxu noqon doonaa afarta tiro ee ugu dambeeya lambarka teleefonkaaga.
Haddii aad rabtid lambar aqoonsi oo ka duwan, fadlan u sheeg qof shaqaalaha ah.
Qor dhammaan waalidka ama waaliga(-iyada) ku nool adreeskaaga (haddii da’daadu ka yar tahay 18 sanno):
HoreDambe
HoreDambe
HoreDambe
HoreDambe
Ikhtiyaar: Lab iyo dhedig kee baad isu aqoonsan tahay?
Ma jeceshahay inaad heshid macluumaad ku saabsan munaasabadaha iyo barnaamijyada KCLS? q Haa
Ma jeceshahay inaad heshid macluumaad ku saabsan Hay’ad-samofal KCLS? q Haa
q Maya
q Maya
Dadka soo socda waxa loo oggol yahay inay ii soo qaadaan alaab la ii sii hayo:
(Kaliya waalid ama waali ayaa macluumaadkan u gudbin kara da’ yarta ama kuwa aan qaangaadhin.)
Galista Internet: Galista Internetka si otomaatig ah ayaa loo shaandheeyaa; waxa aad naftaada ama ilmahaaga u weydiisan kartaa heer
shaandheyn oo intaa ka sii xadeysan oo horjoogsanaysa helitaanka iimaylka, qollalka sheekaysiga iyo bogag Internet oo intii ka sii badan
iyada oo ku saleysan ereyo gaar ah, iwm. Haddii da’daadu tahay 17 sanno ama ka weyn tahay, waxa aad weydiisan kartaa galis Internet oo aan
shaandheyn lahayn inta aad shaqaalaha tustid aqoonsi leh sawir oo shaqeynaya, oo leh taariikh dhalasho.
KCLS 600 Somali Rev. 11/13
Nidaamka Laybareeriga Degmada King County • Hel Kaadhkaaga Laybareeriga
Warqadda Codsiga Kaadhka Laybareeriga waxa lagu heli karaa luqadaha ah Ingiriisi,
Carabi, Shiine, Faransiis, Kooriyan, Ruush, Soomaali, Isbaanish, iyo Fiyetnaamiis.
Marka aad joogtid Laybareeriga KCLS, weydiiso warqadda Codsiga Kaadh Laybareeri
oo ku qoran luqaddaada ama nuqul ah PDF ka soo dejiso internetka:
www.kcls.org/usingthelibrary/card
Buuxi warqadda codsiga.
Keen warqadda codsiga ee aad buuxisay laybareeriga KCLS ee degmadaada adiga oo sita:
Aqoonsi leh sawir iyo taariikh dhalasho (hal mid ayaa laga rabaa qaangaadhka).
Tusaalooyinka la aqbali karo waa kuwan soo socda waxana ay noqon karaan kuwa shaqeynaya ama dhacay:
• Liisan Darawal
• Baasaboor
• Kaadhka Aqoonsiga ee Washington
• Aqoonsiga Ciidanka Maraykanka
• Aqoonsiga Matricula Consular (oo ay bixiso dawladda Meksiko)
IYO cadeyn adrees oo ay ku wada qoran yihiin adrees deganaansho oo haboon
iyo magaca hore (hal mid ayaa laga rabaa qaangaadhka iyo da’yarta).
Tusaalooyin la aqbali karo–dukumentiga la doorto waa inuu hadda shaqeynayo:
• Liisan Darawal oo ah Washington
• Kaadhka Aqoonsiga ee Washington
• Jeegag Daabacan
• Biilka Isticmaal Adeeg Guri Sida Koronto (biil laga daabacay internetka waa la aqbali kaaa)
• Heshiis Kiro Abaarman
• Diiwaangalin Codbixiye
• Biilka Cashuurta Degmada King County
• Kale (Waa inuu yahay mid sharci ama joogto ah)
Haddii adreeska deganaanshuhu ka duwan yahay adreeska waraaqaha laguugu soo diro,
adreeska deganaanshaha ayaa lagu go’aaminayaa u-banaanaanta isticmaalaha.
Waxa laga yaabaa inaad maanta heshid kaadh laybareeri oo aan lahayn cadeyn adrees, laakiin waxa aad ku
koobnaan doontaa inaad amaahatid 2 shay. Haddii aanad keenin cadeyn adrees, kaadhku wuxu dhici doonaa
ka dib 90 maalmood.
Qaado kaadhkaaga laybareeriga!
Fadlan ogsoonow, adiga ayaa mas’uul ka ah dhammaan alaabta lagu amaahdo kaadhkaaga.
Haddii kaadhkaagu lumo ama la xado, u soo sheeg laybareeriga degmadaada.
Shaqaalaha weydii haddii aad qabtid su’aalo ku saabsan sida loo helo kaadh laybareri ama isticmaalka laybareeriga.
Shaqaalaha ayaa sidoo kale kaa caawin kara adeegga tarjumidda “Language
Line” si loola xidhiidho turjubaan ku shaqeeya teleefonka.
If residence address differs from mailing address, the residence address determines patron eligibility.
Address verification shown? q Yes
Staff:
q No
ask kcls
kcls.org/ask
425.462.9600 or 1.800.462.9600